Have a question?
Message sent Close

OWASP TOP TEN VULNERABILITIES

Course kan waxaad ku baran doontaa qaabkii loo baadhi lahaa dal daloolada Web Applications ku ay leeyihiin, kaasoo kuu sahli doona inaad fahanto Open Web Application Security Project (OWASP) oo ah Organization ka shaqeeya inay soo saaraan sanad kasta Dal daloolada ugu khatar san. Hadaba Course kan wuxu kaa caawin doonaa inaad fahanso OWASP 10 [...]
41 students enrolled

Course kan waxaad ku baran doontaa qaabkii loo baadhi lahaa dal daloolada Web Applications ku ay leeyihiin,

kaasoo kuu sahli doona inaad fahanto Open Web Application Security Project (OWASP) oo ah Organization ka shaqeeya inay soo saaraan sanad kasta Dal daloolada ugu khatar san.

Hadaba Course kan wuxu kaa caawin doonaa inaad fahanso OWASP 10 ten Vulnerabilities.

Waxayaabaha aad ku baran doonto Course kan waxa kamida:

Inaad fahanto qaabku u shaqeeyo Web Applications ku, Qaabka loo baadho SQL injections, Broken Authentications, Sensitive Data Exposure, XML External Entities (XXE), Broken Access Control, Security Misconfiguration, Cross-Site Scripting (XSS), Insecure Deserialization, Unvalidated Redirect, Components with Known Vulnerabilities, Insufficient Logging and Monitoring.

Be the first to add a review.

Please, login to leave a review