What you’ll learn
-
Course kan waxaad ku baran doonaa qaabka loo ilaaliyo amniga shirkadaha
-
Wuxuu faa,iido u yeelan doona qofka oo raba inuu ku shaqeeyo field ka Cyber Security ga.
-
Course kan waxaad ku baran doontaa Phases ka uu maro hacking ka mar la samaynayo.
-
Course kan markaad barato waxaad awood u yeelan doontaa inaad fahanto qaabka loo baadho vulnerabilities ka kala duwan.