Have a question?
Message sent Close
Slide

Network Engineer Master Path

Macaamiishu waxay filayaan helitaanka nidaam adeeg oo joogto ah, Maamulkuna waxay u baahan yihiin inay helaan xogtooda wakhti kasta habeen iyo maalinba. si loo helo shaqaale networking oo khibrad leh waxaanu diyaarinay takhasus tayo sare leh, sida Cisco, CompTIA, iyo Huawei

High Quality HD Courses
Network Administration
Free
Hada Bilow Barashadda Networking-ka, qaabka uu u shaqeeeyo Internet ku, iyo fahan ka guud ee qalabka kala duwan ee Network-ga. Kooras kani waxa uu ...
Beginner
18 Lectures
1 hr
Network Administration
$4.99
Intermediate
25 Lectures
4hr