Nuuraani waa madal aad ka helayso cilmiga technologyada oo heer walba leh, Barayaal tayo sare leh ayaa soo saari kara injineerada mustaqbalka.

Si wacan ayan uga bartay network-ga, dhamaan labs ka iyo materials ka courses ku waxay ii suura galiyeen in aan ku guulaysto imtixaan kaan rabay, waan u mahadcelinayaa macalimiinta nuuraani.
Waxaan dhihi lahaa waa koorsyada ugu fiican ee aan ku barto qaab online ah oo dhammaystiran ee linux iyo sysadmin, waan u mahadcelinaya Nuuraani Institute of Technology
Waan aad ugu faraxsanay in aan nuuraani institute of technology aan ka helay barashadda aqoonta Cybersecurity iyada oo macalimiinta dhigayaa in badan kuso shaqeeyeen