Networking Basics course waa koorso aanu ugu talagalnay inuu ardayda ka dhiso fahanka guud ee waxa uu yahay Networking-ku, qalabka kaladuwan ee lugu isticmaalo network-ga gudihiisa iyo doorka ay ka qataan network-ga . sidoo kale coursekan waxaynu ku qaadan doona sida uu shaqeeyo internet-ku.
Hadaba coursekan waxaad ku barandonta : –
- Networking Concepts
- Network Types
- Network Components (Routers,Switch,Firewalls, server & client )
- Understanding how internet works