Have a question?
Message sent Close

LINUX ESSENTIAL LPI (010-160)

LPI Linux Essentials (010-160) Bootcamp – Hagahaaga barashada aasaaska linux. Baro oo hel xirfad buuxda iyo fahamka aasaaska guud ee Linux iyo sida Linux OS u shaqeeyo.

41 students enrolled

LINUX ESSENTIAL LPI (010-160) Waa koorso aas aas u ah barashada linux ka, koorasadan waxaad ka helaysa aqoonta looga baahanyahy in IT Engineer ku u yeesho linux ka taas oo kor u qaadaysa xirfadaada aqooneed ee IT-ga iyo waliba fursadaada shaqo helis.

Koorasadan waxaad ku baranaysaa Shan qaybood oo aad Muhiim ugu ah barashada Linux ka, sida

  • Understand the Linux and open source industry and knowledge of the most popular open source Applications

  • Understand the major components of the Linux operating system

  • Gain the technical proficiency to work on the Linux command line

  • Gain a basic understanding of security and administration in Linux

  • Understand how to work with users, groups, and permission in Linux

sidoo kale koorasadani waxay kaa caawinaysa inaad si fudud ku qaadato LPI Linux Essentials (010-160) certification exam.

koorasadan maxaad ka helaysaa intaad baranaysid:

  • Video casharo si qoto dheer uga hadlaya barashada linux ka iyo tusaalayaal la xidhiidha goobta shaqadda

  • Waxaad halaysaa material ka la socda koorasadan oo dhamaystiran cashar walba oo practical ah

  • Koorasadan module walaba waxaa la socda practical questions si loo hubiyo fahan ka koorasadan

  • Gunaanad ka koorasda waxa lasocda One Big full-length practice question kaa caawinaya in aad tijaabiso fahan kaaga guud ee kooraskan.

Salaam, Dhamaan,

Dhamaan ardayda course ka LINUX ESSENTIAL LPI (010-160), Si aad u tijaabisan fahan kiina course ka waxaad ka shaqaysan Module walba quiz kiisa.

Aydayga ka hooseeya 80% Final Quize Exam ka u danbeeya waxa ku adkaanaysa in uu helo cerificate.

 

Be the first to add a review.

Please, login to leave a review