Have a question?
Message sent Close

COMPTIA SECURITY+ SY0-701: GENERAL SECURITY CONCEPTS

Course kan waxaad ku baran doontaa Comptia Security Plus Sy0-701: Domain ka General Security Concept kaas oo loogu talo galay inaad fahanto concept ka security.

13 students enrolled

What you’ll learn

  • Course kan waxaad ku baran doontaa inaad fahanto eray bixinta iyo concept ka security ga.
  • Wuxuu faa,iido u yeelan doona qofka oo raba inuu bilaabo barashada cyber security.
  • Course kan markaad barato waxaad awood u yeelan doontaa inaad ku shaqayn karto cyber security ga.
  • Course kan waxa uu ka koobnaan doonaa 7 module kuwaas oo laguugu diyaariyay qaab tayo fiican leh.Image

    Module-1: Fundamental Security Concepts
    Module-2: Crptography
    Module-3: Symmetric Crytopgraphy
    Module-4: Asymmetric Crytography
    Module-5: Key Management
    Module-6: Public Key Infrastructure
    Module-7: Crytographic Applications

Be the first to add a review.

Please, login to leave a review