Have a question?
Message sent Close

WINDOWS SERVER ACTIVE DIRECTORY

Waxaanu Kuu diyaarinay Course Active Directory ah kaas oon ugu talo galnay qofkasta oo raba inuu si khaasa u barto active directory ga ama raba inuu ku shaqeeyo Active Directory ga, inuu course kan ka faa,iidaysato, course kan oon u diyaarinay qaab meeqaam sare ah.

31 students enrolled

Course kan Active Directory ga waxaad ku baran doontaa.

  • Sida loo maamulo Active Directory ga iyo sida loo setup gareeyo servers tusaale ahaan sida windows Server Core, Windows Server Desktop Experience loo setup gareeyo sida loola soo dago setup kooda.

  • Sidoo kale waxaad ku baran doontaa sidii loo setup garayn lahaa Active Directory gaaga.

  • Waxaad ku baran doontaa qaabkii aad u maamuli lahayd users ka iyo groups ka

  • waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Orginanizational Unit (OU)

  • Waxad ku baran doontaa qaabkii aad users u samayn lahayd adigoo isticmaalaya

    GUI ama CLI.

  • Waxaad sidoo kale ku baran doontaa sida userka loo maamulo loo cilad bixiyo

  • waxaad ku baran doonta sida groups ka loo sameeyo iyo sida loo cilad saaro

  • Qaybtan waxaad ku baran doontaa Group Policy aad u samayn lahayd

    uguna maamuli lahayd Users, Computer, Groups and OU gaaga.

Be the first to add a review.

Please, login to leave a review