Have a question?
Message sent Close
0
0 reviews
Special course

OSCP+ Online Bootcamp

OSCP (Offensive Security Certified Professional) waa shahaado caalami ah oo aad looga qadariyo bulshada amniga internetka, gaar ahaan dhanka offensive ... Show more
  • Description
  • Curriculum
  • Reviews

OSCP (Offensive Security Certified Professional) waa shahaado caalami ah oo aad looga qadariyo bulshada amniga internetka, gaar ahaan dhanka offensive security (weeraridda iyo baaritaanka amniga nidaamyada) course kan qofka diyaariya wuxuu awood u yeelan doonaa inuu isku diyaariyo imtixaankaas waxaana dhigi doona Ustaad caan ah oo ka shaqeeya mid kamida shirkadaha ugu weyn gayiga soomaalida.

Isaga laftigiisuna diyaayey shahaadadan iyo mida kale ee ka saraysa ee OSCP+ oo ah heer ka sareeya OSCP-ga.

Ustaadku waa khabiir dhankaas aad ugu fiican runtiina wax ku dhigaya afkaaga hooyo ee soomaaliga. Waxaa course kan loo qaadan doonaa dad aad u yar madama la doonaayo in laga miro dhaliyo hadafka oo ah in la helo jiil soomaali ah oo aad wax u bartay fahmana cilmiga aragtiyaha cyberka. 

Course Modules:

  • Information Gathering

  • Vulnerability Scanning

  • Introduction to Web Applications

  • Web Application Enumeration

  • Common Web Application Attacks

  • SQL Injection Attacks

  • Client-Side Attacks

  • Locating Public Exploits

  • Antivirus Evasion

  • Password Attacks

  • Windows Privilege Escalation

  • Linux Privilege Escalation

  • Port Redirection and Tunneling

  • The Metasploit Framework

  • Active Directory Attacks

  • Assembling the Pieces (Realistic Lab Scenarios)

  • Report Writing for Penetration Testers

  • Challenge Labs & OSCP Exam

Vulnerability Scanning
Introduction to Web Applications
Web Application Enumeration
Common Web Application Attacks
SQL Injection Attacks
Locating Public Exploits
Antivirus Evasion
Password Attacks
Windows Privilege Escalation
Linux Privilege Escalation
Port Redirection and Tunneling
The Metasploit Framework
Active Directory Attacks
Report Writing for Penetration Testers