Have a question?
Message sent Close

CYBERSECURITY FOR BEGINNERS

Hada bilow barashada CyberSecurity ga, si aad ula jaanqaado technology yadaha cusub una barato qaababka kala duwan ee loo ilaaliyo amniga.

1,905 students enrolled

Cyber Security for Beginners: Course kan waxaynu ugu talo galnay qofkasta oo raba inuu barto Cyber Security ga inuu ka faa,iidaysto waxyaabaha aynu ku baran doono course kan waxa kamida inuu qofku fahmo Eray Bixinta, Noocyada Weerarada, Muhiimada uu leeyahay in la helo Cyber Security.

Hada Course kan waxaad ku baran doontaa:

  • Introduction
  • Concept of Cyber Security
  • CIA
  • Types of Attacks (MITM, DDOS, MALWARE)
  • Importance of Cyber Security

Image

Be the first to add a review.

Please, login to leave a review